
Boosaaso: 15-June-2009: Magaalada Boosaaso ayaa caaway waxaa lagu qabtey doorashadii ugu horeeysey muddo 10 sano ah intii Puntland la aasaasey rugta ganacsiga dawlada goboleedka Puntland.
Doorashada oo ay isu soo taagee laba musharax oo kala ah Dr. Maxamuud Xayir Xaaji iyo Mr. Siciid Xuseen ayaa waxaa in muddo ahba laga hadal hayey dhamaan deegaanada Puntland oo dhowr jeer oo hore ay ku timid hakad.