Madaxweynaha oo u safray Baydhabo

Madaxweynaha oo u safray Baydhabo

Muqdisho-()-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaweyd gaaray magaalada Baydhabo,waxaana garoonka ku soo dhaweeyay madaxweynaha dowlad goboleedka Koofur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, iyo mas’uuliyiin kale oo kal tirsan maamulkaasi.

Madaxweynaha ayaa la filayaa in uu kulamo ku aaddan dhamaystirka hawlaha dhismaha maamulka inuu la qaato mas’uuliyiinta Koofurgalbeed Soomaaliya, waxgaradka iyo ururrada bulshada reer Baydhabo.

Safarka madaxweynaha oo horay loo sii shaaciyay saaka ayaanan la ogeyn muddada uu qaadan doono

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *