Ded Deg Madaxwatnaha Puntland waxaa uu u magacaabay Eng Abdirisaaq Cumar Ismacil (Shiikhaduun) la taliyaha Arimaha Bulshada

Ded Deg Madaxwatnaha Puntland waxaa uu u magacaabay Eng Abdirisaaq Cumar Ismacil (Shiikhaduun) la taliyaha Arimaha Bulshada

Waxaa Goor dhow Madaxwaynaha Puntland u magacaabay Cabdirisaaq Shiikhaduun lataliaha Madaxwaynaha Arimaha Bulshada Rayidka ah kadib marki uu arkay waayo aragnimada iyo khibradisa uu mudada kusoo dhexjiray Arimaha Bulshada Cabdirisaaq oo soonoqday Hogaamiya sare ururka saxafada somaliya wuxuu sidoo kale xilal muhiim ah oo ku aadan bulshooyinka rayidka ah kasoo qabtay ururgoboleedyo kajira Qaarada afrika iyo waliba Qaarada Yurub.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *