waxaa maantay airoporka magaalada bosaso soo gaaray captan ciise xaaji faarah

waxaa maantay airoporka magaalada bosaso soo gaaray captan ciise xaaji faarah

Wafdigaan ayaa waxaa  Maanta Airporka  Ku soo dhoweyey Gudoomiyaha Gobolka Bari Yusuf wacays Dhedo Wasiirka Dekedaha  Cabdulahi jamac salah Duqa Magaalada Bosaso Eng Yasin Mire Gudoomiye Ku Xigaan ka Gobolka Bari  Mudane Ciro Wasiir ku Xigeenka Wasarada Ganacsiga Adirisaq Nor omar  Isimo Ganacsato aqoon yahan  iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada,

Ujeedka wafdigaan ayaa waxa uu Yahay Sidii ay udhagax dhigi lahayeen Dekeda Magalaada Bosaso oo Lagu Samaynaayo Balaarin iyo Dib Udhis  Waxay ahayd Bishaan Gudeheeda markii Uu Dekeda bosaso Soo Gaaray Markabkii Sidey Qalabkii ugu Horeyey ee Lagu Bilaabilahaa Mashruuca Dekeda Bosaso oo Hada Ku Diyaarsan Dekeda Gudeheeda,

Waxaa Lafilayaa Maalmaha Soo Socda in Ay Siwada Jir ah Ay udhagaxdhigaan dekeda Bosaso Madaxweynaha Puntland Iyo Madaxda ka Socota Shirkada Dhisaysa Dekeda  ee Soo Gaaray Magalada Bosaso  uuna Hogaaminayo Captan Issa Xaji Farah Iyo Engineero Kale .

Sida oo kale waxaa maanta Magaalada  Bosaso Dib ugu Soo Laabtay Madaxweynaha Dawlada Puntland oo Ka Soo Kicitimay Magaalada Muqdisho Ka Dib Markii Ay Madaxda Dawlada Federelka ay Isku Afgaran wayeen Habka Doorasho ee Soomaliya Ka Dhacaysa Sanada 2016ka

11553

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *