Xarunta dhaqaalaha Puntland, waa magalada Bosaso, waxayna ka mid tahay magaalooyinka ugu dhismayaasha quruxda badan Soomaaliya

Xarunta dhaqaalaha Puntland, waa magalada Bosaso, waxayna ka mid tahay magaalooyinka ugu dhismayaasha quruxda badan Soomaaliya

Xarunta dhaqaalaha Puntland, waa magalada Bosaso, waxayna ka mid tahay magaalooyinka ugu dhismayaasha quruxda badan Soomaaliya.

Waxay nasiib u yeelatay inay noqoto magaaladii ugu horaysay Puntland ee laga hir galiyo garoon diyaareed oo qaab caalami ah loo dhisay, sidoo kale waxay hormuud u tahay dhismayaasha quruxda badan ee magaaloyinka laga wado.
Hantiile iyo danyar waa magaalo ay isku si ugu noolaan karaan, dekada magalada Bosaso waxaa maalin kasta u shaqo taga boqalaal dadwayne oo qaarkood ka yimi gobalada kale ee dalka.

Sawiraddan aan kasoo qaaday ayaa muujinaya in magaladani tahay magaladda umadda Soomaaliyeed ee dagaalada iyo dhibaatooyinka magaalooyinka kale ka dhacay marti galisay haba ugu danbeeyaan dadkii kasoo cararay dagaalada YAMAN.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *