GUDDOONKA BAARLAMAANKA SOOMAALIYA OO QARAAR KASOO SAARAY SHIRARKII UU BAARLAMAANKA KA YEESHAY AMMAANKA

GUDDOONKA BAARLAMAANKA SOOMAALIYA OO QARAAR KASOO SAARAY SHIRARKII UU BAARLAMAANKA KA YEESHAY AMMAANKA

Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray qaraar ku saabsan natiijada shirarkii albaabada u xirnaayeen ee uu Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka yeeshay ammaanka dhammaadka Kalfadhigii 7aad.xiligaasi oo ay Baarlamaanka hor yimaadeen mas’uuliyiinta iyo saraakiisha ammaanka oo uu hogaaminayey Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke.

Qaraarkan oo uu Warbaahinta u akhriyey ku simaha Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *