Shirkada Somtel oo ku Fashilmatay inay ka haqabtidho adeega isgaarsined geyiga Puntland

Shirkada Somtel oo hantiilaha lihi uu ka soo jeedo deeganka waqooyi galbeed lana magacbaxay soomaaliland ayaa ku fashilmay inuu latartamo shirkada isgaarsiinta ee geyiga puntland lagu maga caabo golis, shirkada somtel oo dadka been u sheegaysa ayaa tiri waxaan haynaa adeega lagu magacaabo 4G oo runti ah adeeg aan intrnet dadka ku filan ahayn madaama ay rabtay somtel inay shaashadaha ku soo gasho adeegaas dadkiina qaybi guryaha iyo xafiisyada gashatay ayaa dadki ku qanci waayeen adeegi waxayna sababtay inay dib iskaga saaraan oo golis toodi isticmaalan waayo khadki ayaa noqon waayay mid anafaca lkn shirkada Golis khadkeedi wuu anfacay dadka dhamaana waa laga isticmaala xafiisyada dowlada kuwa hay’adaha kuwa shirkadaha iyo hoteladaba, halka shirkada somtel dhamaan xarumihii horay u gashaday ay iska saaren madaama ay dadki been u sheegtay shiraada somtel awalba beentedi ahayd waxaan ini ka haqabtiraynaa adeega internet ayaa meelgaari waayay dhinaca kale shirkada waxay bixinladahay shaqaalaha mushaharkoodi iyo guryaha ay kiraysatay kiradoodi madaama ay adeegi lacag uga sooxeroonwayday dhinaca sales kana ay zero katahay mahan shirkadi ugu horaysay oo latartanta golis laakiin golis shirkad walboo latartanta waxay ka saadhaa khadka waayo shirkada dhidibaysatay oo gayigoo dhan haysata .

Dhinaca kale shirkada Somtel Markii ay ku fashilantay adeegyadi kale waxay bilowday inay dadka indha sarcaad ku rido oo hablaha masaakiinta ah been u sheegto tiraahdo bakhtiya nasiib baan qabanaya lacagna ka qaado lacagtaasna aysan sicadaalad ah ku bixin ee ay musuqmaasuq iyo ina adeer ku bixiso nasiib kaaga tijaabina ay dadka ugu sheekayso lkn ay dad gaara tiraahdo lambaradaas qaata.

isku soo wada duubo shirkada Somtel ayaa mardhow khadka ka abaxaysa iyadoo shaqaaleheedi qaybi shaqadii iskaga tagtay mushahar la’aan iyo shaqa xumo iyo musuqmaasuq iyo kanaa ku xiga mahan shirkadi u horaysay oo inatay golis latartanto hadana khadka ka baxda waxaa uga horeeyay shirakado badan oo golis ay jaanis siinwayday.

Maraan waraystay shacabka puntland ayaa sheegay inaysan qaadan shirkada somtel sababtuna aytahy adeegeda oo hooseeya iyo shirkada golis oo geyiga ku xoogsatay.

markaan u leexdo dhinaca soomaaliland sidaasoo kale way ku hooseysaa dhinaca isgaarsiinta waxaana sabab u ah waxaa haysata soomaaliland telesom oo ah shirkad aan la’agmari karin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *