| waer daga daga ah |
Maxamed Maxamuud Guuleed Gacmadheere Ra izul wazaarihii uu magacaabay ayaa waxaa maanta uu shaeegay in uu iska casilay xilkii uu umagacaaya madaxweynaha somaliya c/laahi yuusuf axmed arintan ayaa waxaa aay kadan beysay kadib markii maalmihii ugudanbeeyay ay socotay arimo qilaafah oo udhaxeeyay madaxweynaha somaliya iyo raizul wazaare Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde waxaana uu kusugnaa markii uu kudhawaaqayay Gacmadheere mgaalada Beydhaba Ee xaruunta Gobalka baay Isagoo wariya yaasha kulahadlayay magaalada beydhabo ayaa arintaasii uu xaqiijiyay Axmed Xasan Ibraahin )Axmed Yare) |


