Links    Wararkii ugu dambeeyey  
 
Abaaji.com
Aflax.net
Afnugaal
Agabso.com
Allmaakhir
Allmudug.org
Allpuntland
allsanaag
Allsomali
Allwadani
Altaqwaa
Badhan-online
BBCSomali
Boocame.com
Burtinle
Cadaado
Calanka
Carmooyin
Dayniile
Dhahar.com
Dhulkeena
Doollo
Gabooye
Galoley
Gedonet
Goldogobsite
Guulane
Hadaaftimo
HadhwanaagNews
Halgannet
HalganNews
Hiiraan.com
Hornafrik
Hornrelief
Idamaale
IQRA
Jamhuuriya
Jammaame
Jarbooleey
Jidbaale
Jowhar
Kismayo
Laasqoray.net
Maakhir
Maandeeq
Markacadey
Mudug-online
Nugaal
Puntlandfuture
PuntlandPost
Qalaafe
Qaranimo
RadioGalkacyo
RadioGaroowe
RadioJigjiga
RadioNugaal
Ramaas Software
Sanaagpost.com
SBC Radio
Shabelle
Somali Press Review
Somalilandorg
Somalitalk
Somaliweyn
Togdheeronlie
Togdheersports
TVsomaliland
VOA SOMALI
Wardheernews
WidhWidh
Yamays
 
Bur Bur keenay Bilalaqo

Bur Bur keenay Bilalaqo


Lagasoo bilaabo sanadii 1990  Mrkii aay Bur burtay xukumaddii dhaxe  ee dalka somaliya ee uu hogaaminayay Maxamed Siyaad Barre Dalka Somaliya waxaa uu lukta lagalay mugti aad ubaahsan


umadda Somaliyeed waxa aay noqdeen  (ismadhaanto iyo dhasheeda)


waxaa soo ifbaxay dhaqaqamo aanay horey ulaheyn  umadda Somaliyeed islamarkaana xadgudub ku ah Diinta islaamaka   waxaa uu bur bur kuyimid  meelo farabadan oo uu Dalka Somaliya uu caan ku ahaa goobahii wax barashada  ee Bulshdana waxaa loo ciribtiray si araxan darro ah saldhigadii qaranka waxaa loogeestay bilaqo baansan  muddadii aan foodada kujirnay  waxaa dilal kaladuwan loogeesatay  aqoonyahanadii Somaliyeed iyo saraakiishii hore ee Somaliya


Caasimadii Somaliyana waxaa aay noqotay waxa lagu tilmaamikaro(Muqdshow ayaan daran) maadama Muqdisho ay aheyd Caasimaddii Somaliya islamarkaana uu bur burka xoogan uu iayada soo gaaray 


laakiin  maisleedahay in Muqdisho aykahadashay Dhibaatadii kajirtay Somaliya ?


iayadoo waliba ku saleyneyso Bur burkii ayaa waxaa aaytiri


Saalaan aan saxar laheyn siigiyo bus laga dhowray  ayaan idin soo gudbinayaa dadkeygow meel walba oo aad joogtaan iga hantiyo waxaan ahay magaaladiiniiye sidaa waxaa ku hadaaqdaya magaalada muqdisho oo ay murogo ba’ani ka muuqato 


 


Waxaan dareemayaa cidlo kali ahaansho, waxaan tabayaa oo iga maqan dad far badan oo ku caan ahaa gudaheyga, dadkaas sida aan maqlay qaar waxay ka mid noqdeen mowtada ka hoos martay dhulka,qaarbaan la ogeyn meel ay jaan iyo cirib dhigeen Nolal iyo Geeri intaba  qaar waxaa lagu dabiibayaa isbitaalada gudaha iyo dibada ,in badan ayaa ku xabisan gudaheyga iyo meela kale,kuwa badan ayaa  ku sugan meel aan sidaa iiga fogeyn  oo ii  muuqata, waxaana ku heysta   halka ay joogaan dhibaatooyin Nolal xumo sida Isbitaalo la’aan, Hooy la’aan iyo waliba cuna yari aad u ba’an kuwa ayaa ka  talabaay boqolaal km, iyana dhibtooda ma yara kuwa kalana waxay ka talaabeen xadadka wadamada aynu jaarka nahay, halka ay jiraan duc kale oo iyana ka dagay qaaradaha fog fog .halka qaar ay laabtooda ka guuxeyso in ay mar cagaha iga dulqaadaan


 


.Dadkaasi ayaa waxay isugu jiraan kuwa jeclaa inta noashooda ka dhiman in ay igu dhameestaan iyo kuwa  mar uun rabay in ay helaan fursad ay uga baxaan gudaheyga


 


Lasoco qeybtakale


 


W/Q Axmed Xasan Ibrahin (Axmed Yare)


Axmedyare20s@hotmail.com


Axmedyare20s@gmail.com


 

         ©2008 Puntland Online.     .