| maxaa kamid ah waxqabadka wasaaradda waxbarashada Dawladda puntland ee uu Wasiirka ka yahay Cabdi Faarax Juxa intii ay dhisneyd xukuumada cusub ee Puntland |
wasaarada waxbarashada ee dawladda puntland ayaa waxa ay kamidtahay wasaaradaha ay sida weyn ugu muuqaneyso waxqabadka ay bulshadda usoobandhigayaan hadii aan usoolaabano waxqabadka wasaarada waxbarashada puntland ay kutilaabsatay intii uu wasiirka ka ahaa cabdi faarax juxa ayaa waxa ay kutilaabsatayhormar lataabankaro loonabaahanyahay in wax laga xuso hormarka ay bulshada u soojiiday isla markaana ay bulsho farabadani umahad celiyee. Waxaa kamid ahaa in arday Somalyeed ay deeqo wax brasho ugu dirtay Dalka Yaman iyo Dalka Suudaan Waxaana wasaaradda ay balaarisay Dhismihii Wasaaradda wax barashada Puntland taa soo muuqaneysa in wax badan ay iska badalayaan wax barashada Puntland Waxaaraddana waxaa ay ka soo baxaday waa jibaadkeeda ka saarnaa wax barashaa Puntland. Waxaana Wasaaradda ay mideysay Guud ahaan manaahiijta wax barashada Puntland iyadoo shahaadadana Puntland laga aqoon sanyahay Dalal ay kamid yihiin Suudaan iyo Dalka Yaman oo Daris la ah Somaliya. Xaruunta Wasaaradda wax barashada Puntland ee Garoowe ayaa Marka aad Booqoto Waxaa in dha haaga Soo jiidanaya Bilicda Wasaaradda Wax barashada iyo Dhismaha Cusub oo aad hadda arkkeysaan Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Cabdi Faarax Saciid (Juxa )ayaa Waxaa uu Noqday Wasiirkii ugu horeeyay ee isku daya in Sha haadada Wax brashada Puntland ay ka hergasho Dalal badab oo ay kamid yihiin Suudan iyo Yaman iyo Dalalkale. puntlandonline kala soco wararkii ugu danbeyay ee Somaliya iyo warbixinda ay wakaaladaha Caalmiga ah ay ka qoreen arimaha Somaliya. Cabdi Xasan (Awoowe) Puntland Online Garoowe |


