Links    Wararkii ugu dambeeyey  
 
Abaaji.com
Aflax.net
Afnugaal
Agabso.com
Allmaakhir
Allmudug.org
Allpuntland
allsanaag
Allsomali
Allwadani
Altaqwaa
Badhan-online
BBCSomali
Boocame.com
Burtinle
Cadaado
Calanka
Carmooyin
Dayniile
Dhahar.com
Dhulkeena
Doollo
Gabooye
Galoley
Gedonet
Goldogobsite
Guulane
Hadaaftimo
HadhwanaagNews
Halgannet
HalganNews
Hiiraan.com
Hornafrik
Hornrelief
Idamaale
IQRA
Jamhuuriya
Jammaame
Jarbooleey
Jidbaale
Jowhar
Kismayo
Laasqoray.net
Maakhir
Maandeeq
Markacadey
Mudug-online
Nugaal
Puntlandfuture
PuntlandPost
Qalaafe
Qaranimo
RadioGalkacyo
RadioGaroowe
RadioJigjiga
RadioNugaal
Ramaas Software
Sanaagpost.com
SBC Radio
Shabelle
Somali Press Review
Somalilandorg
Somalitalk
Somaliweyn
Togdheeronlie
Togdheersports
TVsomaliland
VOA SOMALI
Wardheernews
WidhWidh
Yamays
 
Shibakadda Femal Education Centers Network oo Maanta Qabatay Taba bar lagu baranayo Xuquuqda Aadanaha kaa soo ka dhacay Xaruunteeda Weyn ee Magaalada Garoowe.

Taba barkan oo ay ka qeyb galayeen Dad Farabadan oo ka kala Socda Qaar kamid ah ururada ka howlgala Deegaanada Puntland,Culimaa'udiin Saxafyiin iyo Masuuliyiin ka socota Dowladda Hoose ee Garoowe iyo Wasaaradda Wax barashada Puntland,Waxaan Sidoo kale kamarnayn dadka dagan xeryaha Dadka soo barakacay ee ku yaalla gudaha magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland iyadoo Tababarkaasii lagu casuumay dadka laga tirada badan yahay ee ku nool Deegaanada Puntland.



Tababarkan ayaa waxaa uu ahaa mid lagu baranayay Xaquuqda aadanaha iya doo macalimiinta wax ka baxinayay ay Si habsami ah ay ugu faa ideeyeen ka soo qayb galayaashii Taba barkii maanta ka furmay Xaruunta (FECNET) ee magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.


Inta uu san Taba barka Furmin ayaa waxaa hadallo Kooban oo baraa rujin ah ka soojeediyay Sheekh Saciid oo ahaa ka qeyb galahii Tababarkii maanta kana socda Dhnka Culimada waxaana uu kahadlay xuquuqda aadanaha iyo waxa ay ka qabta Diinta Islaamka isgoo intaasii ku daray in loo baahanyahay in la ilaa liyo xuquuqda aadanaha.



hadalkaasii kadib waxaa Si toos ah u furmay Taba barkii waxaana uu socday in badan,laakiin wax badan oo aan la soo koobi karin oo ku aadan xuquu qul insaanka ayey ka Faa'ideen dadkii ka soo qeyb galay.


Arimaha ugu weyn ee ay ka faa'ideen waxaa kamid ahaa iyagoo bartay Waxa uu yahay Xuquul in saanka, iyo qof walba waxa uu xaq u leeyahay in uu helo.


.


iya doo aan la soo koobi karin Faa'ida da iyo macluumadkii faraha badnaa ee maanta ay FECNET) u soo ban dhigtay dadkii ka soo qeyb galayay ayaa hadana waxaa mudan in shacabka Somaliyeed la xusuusiyo Sharciyan waxa uu xaqa u leeyahay iyo waxa laga doonayo in uu u sameeyo aadanaha walaalkiisa ah.


Xaliimo Sacdiiyo Maxamuud Xaaji Waxaa Gudoomiyaha FECNET waxaana maanta ay aheyd macalimiinta Wax ka dhigayay Taba barkan, markii uu soo gaba gaboobay Tababarkan ayaa Waxaa Wariyaasha u sheegtay in Tababarkn uu yahay mid lagu baranayo Xaquuqda aadanaha iyadoo sheegtay in ay Taba barkaasii ay dad badani ka faa'ideen ,laakiin dadkii Taba barkaasii qaatay waxa ay kula dar daarantay in ay dad kale u faa ideeyaan iya doo ugu digtay in ay la seexdaan aqoonta maanta ay taba barkan ka faa'ideen





Shibakadda Female Education Centers Network ayaa waxaa ay tahay Shibakad ama Dallad u taagan in Mar walba ay kor u qaado Garaadka Gabdhaha Somaliyeed iyadoo in badan Tababaro iyo Wax barasho kala duwan u sameysay gabdhaha Somaliyeed.


Shibakaddan ayaa Waxa ay Noqotay Dalladda kali ah ee y Xil weyn iska saartay in ay wax u qabtaan Bulshada qeebaheeda kala duwan iya goo Dad ka aan awoodin in ay iska bixiyaan qarashaadka xilligan lagu wax barto ku waasoo ay gacan balaaran ay siiyeen.


hadii Dalladan ay sidaan ku sii socoto Sanadaha Soo socda waxaa hor mar dhanka wax barashada ah ku tilaabasan doono kumanaan kun oo gabdho Somaliyeed ah.


Axmed Xasan Ibraahin Axmed Yare)


axmedyare20s@hotmail.com


Tafaftiraha Guud ee Puntlandonline.com


 

         ©2008 Puntland Online.     .