Links    Maqaallo  
 
Abaaji.com
Aflax.net
Afnugaal
Agabso.com
Allmaakhir
Allmudug.org
Allpuntland
allsanaag
Allsomali
Allwadani
Altaqwaa
Badhan-online
BBCSomali
Boocame.com
Burtinle
Cadaado
Calanka
Carmooyin
Dayniile
Dhahar.com
Dhulkeena
Doollo
Gabooye
Galoley
Gedonet
Goldogobsite
Guulane
Hadaaftimo
HadhwanaagNews
Halgannet
HalganNews
Hiiraan.com
Hornafrik
Hornrelief
Idamaale
IQRA
Jamhuuriya
Jammaame
Jarbooleey
Jidbaale
Jowhar
Kismayo
Laasqoray.net
Maakhir
Maandeeq
Markacadey
Mudug-online
Nugaal
Puntlandfuture
PuntlandPost
Qalaafe
Qaranimo
RadioGalkacyo
RadioGaroowe
RadioJigjiga
RadioNugaal
Ramaas Software
Sanaagpost.com
SBC Radio
Shabelle
Somali Press Review
Somalilandorg
Somalitalk
Somaliweyn
Togdheeronlie
Togdheersports
TVsomaliland
VOA SOMALI
Wardheernews
WidhWidh
Yamays
 
03 Sep 2010
arka hore allah ayaa mahad leh noo sahlay hadaan nahay shucubka reer Puntland inaan helo nabad iyo xasilooni aysan haysan qaybo ka mid ah soomaalida. hadana bani aadan baanu nahay oo marnaba ma dheregno oo waxaan rabnaa kan mid ka badan. Qormadaan waxaan ugu talo galay inaan ku cabiro aragtidayda ku aadan xaalada qaab maamul ee Puntland ku sugan tahay, ilaa dhowr magac ayaan damcay inaan ugu magac daro sida: "KA DAR OO DIBI DHAL", "KUD KA GUUR QANJO U GUUR", "CASHUURtTAN BAXSHO MAXAA LA IGU QABAN", "MEHERADAYDU NABAD MA AHA"
01 Aug 2010
It’s hard to pinpoint what just happened at the African Union summit in Kampala, Uganda. More troops are on their way to Somalia - 4,000 in total from Uganda, Guinea, and Djibouti with potentially 1,300 from Burundi - which would bring the total AU force to roughly 11,000. As to what they can do, here the waters begin to muddy.
25 Jul 2010
Fighting in Mogadishu has left over 300 dead and wounded in the last week. Al Shabaab is determined to take control of the entire city, but is stymied by the 6,000 AU (African Union) peacekeepers. Al Shabaab has a temporary advantage in that its leaders are fanatics and use lethal force to deal with internal disputes. Long term, this creates more determined foes within Somalia. This pattern played itself out in Afghanistan during the 1990s, even to the extent that the Taliban, like al Shabaab, used a unit of al Qaeda gunmen to administer the more grisly discipline on disobeying locals. To Somalis, the al Qaeda are just another bunch of troublesome foreigners. The big advantage of al Shabaab is that their leaders are less corrupt, and get more out of the cash they receive from Iran and Islamic "charities," plus the bribes extorted from aid organizations.
15 Jul 2010
Xusuuso Geesigii: Cabdullahi Mahdi Xassan (Sayid) Raaligelin Marka hore waxaan raali gelineyn u direynaa wasiirada ka xumaaday koofaarta dawladu la baxday ee “Naas iyo Nikaax”. Qaar idinka mid ah waxay jeclaysteen in la isticmaalo eraya kale sida “Dawlada Qawleysatada Puntland”, “Hogaanka Tambalada Puntland”, “Taliska Burcadda Puntland”, iwm. Saas darted waxaa koofaartii hore ee loo yaqaaney loo duway ”Qawleysatada Puntland”, waxaanuna
03 Jul 2010
Waxaa dal kaga hormaraa dal kale waa dawlad wanaag. Isbedel-san doon baynu ahayn, hase yeeshee tani waa jug-jug meeshaada jog. Weliba tii hore baa la qaatay, oo nabadu intaan waa dhaantay. Ujeedada qoraalkani waa wax toosin, ee ma aha wax build. Shalay markay golaha wasiirada iyo ku xigeenadu joogeen qurbaha Australia, Yurub iyo woqooyiga Mareykanka, ruux wax ka sheegi jirey ma jirin (Faruurow faduul baa Berbera geysey). Mar haduu ruux xil qaado, eed iyo abaalba ma waayo (Nin durbaan tumay cilaaq dalbay). Qof kasta oo muwaadin ah ayaa il gaar ah ku fiirinay
22 Jun 2010
Furinta hore ee dagaalka Maraykanka ee kuwajahan waxa ay ugu yeeraan argagixisada wuxuu ka dhacaa daaro qadiima oo ka haray xiligii gumaysiga iyo buushash ka samaysan teendhooyin oo ku taal banaanka ayraboorka wadanka Afrika ugu yar oo dadkuna aad u aqoon magaciisa.
07 Dec 2009
21 Oct 2009
Marka la eego dhalinta Soomaaliyeed ee qurba joogta ah, waxaad moodaa in dhaqan gedis weyni ku dhacay, hadey noqon lahayd xaga la dhaqanka waalidka, ehelka iyo qaraabada kale, hadey noqon lahayd la hadalka iyo la dhaqanka dadka kale ee caadiga ah IWM.
31 Aug 2009
30 Aug 2009
13 Aug 2009
often wonder whether people see me as a radical fundamentalist and terrorist Muslim who hides an AK-47 assault rifle underneath her jean jacket. Perhaps, they see me as the poster girl for oppressed womanhood everywhere. I am not sure which of the two it is.
16 Jun 2009
Street children in Mogadishu: Dodging the bullets Young street children boys breathe in bags of glue for stimulant, they lacked basic life needs. Somali children, many orphans, flock to the capital, Mogadishu, in search of a better life. But most find their way into a homeless existence making a pittance on the city’s streets – with many being killed as the civil war rages on all around them.
04 Jun 2009
Wacdi, waano, talo iyo digniin qaadanweyney, waan is dabargoynay, dulli, dibad joog, dal la'aan iyo dagaagnimo ayaan ku dambaynay, adduunkiina waa innaga daalay, wixii dan innoo ahaana waan ka habownay. Iimaan la'aan iyo aragtixumo ayaan la asqoownay oo hiil bidnay,
11 May 2009
30 Apr 2009
03 Jan 2009
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Ee nasoo garsiyay waxa addunyadd ugu qalisn waan diinta islamka marka xigta waxaan idinku salamay salanta ay isku salman inagoo kale oo ku walalobay diinta islamka taasoo ina faray Rasuulkeenii N.N.k.H (A.C.W.W).
30 Dec 2008
Puntland ma u bahantahay 20musharax? Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii
27 Dec 2008
Bur Bur keenay Bililiqo Q/2aad W/Q/Axmed Xasan Ibrahin (Axmed yare Waxaan ahaa magaalo ay dad badani ku nool yihiin, waxaa leygu sheegi jiray in aan ahay magaalada
24 Dec 2008
Lagasoo bilaabo sanadii 1990 Mrkii aay Bur burtay xukumaddii dhaxe ee dalka somaliya ee uu hogaaminayay Maxamed Siyaad Barre Dalka Somaliya waxaa uu lukta lagalay mugti aad ubaahsan
12 Dec 2008
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Intaas kadib dhammaan akhristayaasha sharafta leh waxaad marka hore iga gudoontaan Ciid Mubaarak, meel walboo aad joogtaanba, anigoo idiin rajeynaynaa inshaa’allaah inaad ciidan ciideeda ku gaartaan caafimaad qab, baraare iyo Cibaado san.
26 Oct 2008
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Intaas kadib iga gudooma salaanta islaamka ah (A.C.W.W).
06 Oct 2008
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Kadib dhammaan akhristayaasha sharafta iska lahow iga gudooma salaanta islaamka ( A.C.W.W ).
03 Oct 2008
Dunidu waa imtixaan, sidaas ayaana ilaahay ugu talagay, waxa la isku imtixaana way tiro badan yihiin, waana kala jaad, ummadana waxaa ugu imtixaan badan kuwa ugu wanaagsan oo ugu fadliga badan.
01 Oct 2008
29 Sep 2008
 

         ©2008 Puntland Online.     .