Madaxweyne Gaas oo dib ugu soo laabtay Garoowe

Madaxweyne Gaas oo dib ugu soo laabtay Garoowe

WARBIXIN+SAWIRO: Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 1-6-2015 dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasimadda Dawladda Puntland…