Wasaaradda Arimaha Dibadda JFS oo Israel Si Adag Ula Hadashay
Mogadishu, Soomaaliya
31 Luulyo, 2024
Waxaan carabka ku adkaynaynaa baahida loo qabo in bulshada caalamka ay ku qaaddo Israel mas’uuliyadda ficilladeeda iyo in la qaado tallaabooyin lagama maarmaan ah si looga hortago xadgudubyada sharciga caalamiga ah iyo go’aannada Qaramada Midoobay ee ka aaddan Gaza.
Soomaaliya waxay tacsi u diraysaa dadka walaalaha ah ee Falastiin iyo qoyskii Dr. Haniyeh. Allaha u naxariisto”