Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay xubno cusub oo ka mid noqon doona Golaha Wasiirrada.

Share this Post

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay xubno cusub oo ka mid noqon doona Golaha Wasiirrada. Liiska magacyada wasiirada lamagacaabey halkan ka aqriso.

1- Cabdisalaan Cabdi Cali.
RW ku xigeenka 2-aad Soomaaliya

2- Dr. Cilmi Maxamed Nuur.
Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeynta.

3- Yuusuf Maxamed Aadan
Wasiirka Shaqadda iyo Arrimaha Bulshada.

4- Maxamuud Axmed Aadan
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda.

5- Ilyaas Sheekh Cumar Abuubakar
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka.

6- Ismaaciil Shire Jaamac.
Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta.

7- Maxamed Cismaan Cumar.
Wasiiru Dawlaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka.

8- Caynaanshe Yuusuf Xuseen.
Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda.

9- Maxamed Yuusuf Xasan.
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Kalluumeysiga.

10- Maxamed Nuur Abuubakar.
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha


Share this Post